Horn Petroleum

  • Home
  • Horn Petroleum
Call Directions Website

Horn Petroleum A key player in the regional energy sector, Horn Petroleum distributes fuels, LPG, and motor oils, significantly impacting the Somali business landscape.

Our CEO, Mahad Abdi Ali, will deliver a special address tonight at Hargeisa Networking Night on  “𝗧𝗵𝗲 𝗜𝗺𝗽𝗼𝗿𝘁𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗼𝗳 𝗡𝗲𝘁𝘄...
30/10/2026

Our CEO, Mahad Abdi Ali, will deliver a special address tonight at Hargeisa Networking Night on “𝗧𝗵𝗲 𝗜𝗺𝗽𝗼𝗿𝘁𝗮𝗻𝗰𝗲 𝗼𝗳 𝗡𝗲𝘁𝘄𝗼𝗿𝗸𝗶𝗻𝗴 𝗳𝗼𝗿 𝗕𝘂𝘀𝗶𝗻𝗲𝘀𝘀𝗲𝘀.”

As an official sponsor, Horn Petroleum is proud to support a platform that promotes collaboration, investment, and business growth.

THE IMPORTANCE OF NETWORKING FOR BUSINESSES | HNN 3RD EDITION

Great Businesses Are Built Through Great Connections!

We are honored to welcome Mahad Abdi Ali, CEO of Horn Petroleum, as a distinguished speaker at Hargeisa Networking Night (HNN) 3rd Edition.

🎤 SPECIAL ADDRESS:
“THE IMPORTANCE OF NETWORKING FOR BUSINESSES”

In today’s competitive business environment, meaningful relationships, strategic partnerships, and strong professional networks are essential drivers of business growth and long-term success.

Through this special address, Mahad Abdi Ali will share valuable insights into the power of networking, collaboration, and building connections that create opportunities.

🤝 Because the right connection can open the door to your next big opportunity!

📅 Friday, October 30, 2026

📍 Serene Sarovar Premiere Hotel, Hargeisa

🧡 HNN 3RD EDITION

Connecting Capital. Creating Opportunities. Building the Future.

 : Horn Petroleum waxay ka qayb qaadatay maalintii koowaad ee Hargeisa Networking Night, iyadoo aanu ku faraxsanahay  in...
29/10/2026

: Horn Petroleum waxay ka qayb qaadatay maalintii koowaad ee Hargeisa Networking Night, iyadoo aanu ku faraxsanahay in aanu ka mid nahay taabbogeliyeyaasha rasmiga ah ee kulankan, oo sannadkan diiradda lagu saarayo maalgashiga.

Waxaan aaminsanahay in isku xidhka ganacsatada, hal-abuurayaasha iyo maalgashadayaashu uu door muhiim ah ka qaato abuurista fursado cusub iyo kobcinta dhaqaalaha. Taageeradayada kulankani waxay ka tarjumaysaa sida ay nooga go’an tahay dhiirrigelinta iskaashiga ganacsi iyo horumarka bulshada.

Waxaan u mahadcelinaynaa qabanqaabiyeyaasha kulankan oo gacanta ka geysanaya isdhaafsiga fikradaha iyo dhisidda xidhiidho ganacsi oo waxtar leh.

Portal-ka B2B ee Horn Petroleum wuxuu shirkadaha, Hay’adaha dawladda iyo Hay'adaha madaxa banaan u sahlayaa inay hal mee...
24/10/2026

Portal-ka B2B ee Horn Petroleum wuxuu shirkadaha, Hay’adaha dawladda iyo Hay'adaha madaxa banaan u sahlayaa inay hal meel ka maamulaan shidaalka gaadiidkooda, kala socdaan isticmaalka iyo kharashaadkooda, dibna u eegaan taariikhda lacag-bixinta.

Portalkan Waxaad si fudud uga maamuli kartaa dhammaan kaadhadhka shidaalka gadiidka, adigoo helaya xog kaa caawinaysa qorshaynta iyo xakamaynta kharashaadka Shiidaalka.

Hadda soo dalbo Macmiil oo nagalasoo Xidhiidh,
065 8888722, 065 3900373, 065 3810066

Tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha iibka (Sales Excellence Training) ayaa magaalada Hargeysa loogu qabtay maamulay...
22/10/2026

Tababar ku saabsan horumarinta xirfadaha iibka (Sales Excellence Training) ayaa magaalada Hargeysa loogu qabtay maamulayaasha kaalmaha shidaalka, Xarumaha gaaska (LPG) iyo saliidaha.

Tababarkan, oo uu bixiyey Cabdisalaan Gaboobe, ayaa xoogga saaray xeeladaha casriga ah ee iibka, fahamka baahiyaha macmiisha, dhisidda xidhiidh waara oo ku salaysan kalsooni iyo bixinta adeeg tayo leh. Waxa kale oo uu taabarku diiradda saaray kor u qaadista waxqabadka maamulayaasha iyo sidii fursad kasta oo iib loogu beddeli lahaa waayo-aragnimo wanaagsan oo Macmiisha ku dhiirrigelisa inay mar kale soo noqdaan.

14/10/2026

Farxad iyo sharaf weyn ayay noo tahay inaan ka mid nahay shirkadaha taabogeliyey 𝗖𝗮𝗿𝘄𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗶𝘆𝗼 𝗦𝗵𝗶𝗿𝘄𝗲𝘆𝗻𝗮𝗵𝗮 𝗤𝗮𝗿𝗮𝗻 𝗲𝗲 𝗧𝗶𝗴𝗻𝗼𝗼𝗹𝗮𝗷𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗦𝗼𝗺𝗮𝗹𝗶𝗹𝗮𝗻𝗱 2026 oo 1-da ilaa 7-da November ka qabsoomi doona magaalada Hargeysa.

Inta ay socoto carwadda iyo shirweynuhu, waxaan si gaar ah ugu soo bandhigi doonnaa 𝗮𝗱𝗲𝗲𝗴𝘆𝗮𝗱𝗲𝗲𝗻𝗻𝗮 𝘁𝗮𝗺𝗮𝗿𝘁𝗮 𝗲𝗲 𝗸𝘂 𝗱𝗵𝗶𝘀𝗮𝗻 𝘁𝗶𝗴𝗻𝗼𝗼𝗹𝗮𝗷𝗶𝘆𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗰𝗮𝘀𝗿𝗶𝗴𝗮 𝗮𝗵, kuwaas oo ka tarjumaya horumarka, hal-abuurka iyo doorka Horn Petroleum ee casriyeynta adeegyada tamarta.

Macmiil Waxaan kuugu bishaaraynaynaa in aanu si rasmi ah albaabada ugu furnay Xaruntayada cusub ee shidaalka, oo aanu ka...
14/10/2026

Macmiil Waxaan kuugu bishaaraynaynaa in aanu si rasmi ah albaabada ugu furnay Xaruntayada cusub ee shidaalka, oo aanu ka hirgelinnay Waddada Xero Awr, gaar ahaan Isgoyska caanka ah ee If iyo Aakhiro ee magaalada Hargeysa.

Dhammaan Adeegyadda Horn petroleum ayaa Hadda diyaar kuugu ah Macmiil Xaruntayada cusub.

Kaydso 5% mar kasta oo aad shidaalka ku iibsato Horn Smart Fuel Card, kana mid noqo macmishayada aan sida joogtada ah u ...
13/10/2026

Kaydso 5% mar kasta oo aad shidaalka ku iibsato Horn Smart Fuel Card, kana mid noqo macmishayada aan sida joogtada ah u abaalmarinno.

Hadda dalbo Kaadhkaaga Shidaalka macmiil, oo nagu soo booqo xarunta kuugu dhow ee Horn Petroleum.

Horn Petroleum waxay soo dhawaynaysaa hirgelinta Aroori Coffee, oo ah ganacsi cusub oo laga furay xarunta Shiidaalka Hor...
08/10/2026

Horn Petroleum waxay soo dhawaynaysaa hirgelinta Aroori Coffee, oo ah ganacsi cusub oo laga furay xarunta Shiidaalka Horn Petroleum ee ugu weyn magaalada Burco.

Munaasabadda furitaanka Aroori Coffee waxa ka qaybgalay Maamulaha Horn Petroleum Mahad Cabdi Cali oo hambalyo iyo bogaadin u diray kooxda Anfac Group oo ay kamid tahay Aroori Coffee, isaga oo ku ammaanay maalgashiga cusub ee ay ku soo kordhiyeen magaalada Burco iyo doorka ay ka qaadanayaan kobcinta ganacsiga, ilbaxnimada iyo horumarka magaalada.

Horn Petroleum iyo Anfac Group waxa ka dhexeeya iskaashi ganacsi oo dhinacyo kala duwan leh, kaas oo ka tarjumaya muhiimadda ay leedahay wada-shaqaynta ganacsatada iyo dhiirrigelinta maalgashiga wax-ku-oolka ah.

Dhamaanteen aynu soo dhaweyno Aroori Cafe, Burco

Horn Petroleum waxay ku faraxsan tahay ka-qaybgalka Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya 2026 oo maanta ka fur...
05/10/2026

Horn Petroleum waxay ku faraxsan tahay ka-qaybgalka Madasha Ganacsiga Midowga Yurub iyo Soomaaliya 2026 oo maanta ka furantay Magaaladda Muqdisho.

Madashan oo Muhiim u ah Ganacsiga Geeska Africa iyo Soomaalida Waxaan kusoo bandhignay Maalgashiga aanu ku samaynay Ganacsiga tamarta iyo doorka aanu ku leenahay horumarinta adeegyadda tamarta Soomaaliya iyo Geeska Afrika, Sidoo kale waxaanu kasoo qayb galayashii Shirka la wadaagnay khibradda iyo kaalinta ay shirkaddu ku leedahay horumarinta Ganacsiga tamarta.

Ka-qaybgalka madashan wuxuu Horn Petroleum u ahaa fursad ay ku muujisay waxqabadkeeda, khibraddeeda iyo aragtideeda ku aaddan mustaqbalka tamarta Soomaaliya iyo sida maalgashi xooggan oo Ganacsiga tamarta lagu sameeyo uu u noqon karo tiir muhiim u ah horumarka iyo Nolosha Bulshadda.

25/09/2026

“Waan Bogaadinayaa Heshiiska Horn Petroleum iyo Shell, Sumcadda Dalkeena ayey kor u qaadaysaa Runtii”. Mareeyaha Hay’adda Wadooyinka Maxamed Faarax.

Address


Opening Hours

Monday 07:00 - 20:00
Tuesday 07:00 - 20:00
Wednesday 07:00 - 20:00
Thursday 07:00 - 20:00
Saturday 07:00 - 20:00
Sunday 07:00 - 20:00

Telephone

+252633555536

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Petroleum posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed engineering company?

Share