Dahab Power and Water

  • Home
  • Dahab Power and Water

Dahab Power and Water Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dahab Power and Water, Energy Company, Meeraysane, .

Waxaan aaminsannahay in horumarka dhabta ahi uu ka bilowdo dadka โ€” kuwa maalin kasta u taagan adeegga, hal-abuurka iyo h...
15/11/2025

Waxaan aaminsannahay in horumarka dhabta ahi uu ka bilowdo dadka โ€” kuwa maalin kasta u taagan adeegga, hal-abuurka iyo horumarka.
Dahab Power oo taageero buuxda u muujisay (Sponsorship) barnaamijka Abaalmarinta Sannadlaha ah ee Puntland Awards, annagoo ka duulayna ballanqaadkeenna ku aaddan kor u qaadidda u adeegidda bulshada iyo dhisidda mustaqbal ifaya.







Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

13/11/2025

Shirkada Korontada iyo Biyaha Dahab Power and Water, Maamulaha Gobolka Nugaal ee Shirkada Dahab Power, Eng Cabdilahi Wacane iyo xillibaan xaamud oo kamid ah odayaasha shirkadda oo ka hadlay ka qayb galka Maalinta Olahah Nadaafada Gobolka Nugaal gaar ahaan Degmada Garowe, kuna Dhiirigaliyay in laga qayb qaato olalaha Nadaafada Mar walba iyo goob walba, dhamaan shacab waynaha Kala duwan si loo helo Deegaan Nadiifa iyo Hawo Nadiifa.

Your Source of Light and Life.




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

12/11/2025

Shirkadda Korontada iyo BiyahaDahab Power and Waterater, waxay maanta ka qayb qaadatay Malinta Olalaha Nadaafada Degmada Garowe,
Shirkadu waxay Mar walba diyar u tahay inay u faaidayso Bulshadeeda,
Shirkadu waxay bogaadinaysaa Howsha ay u hayso Dowlada hoose ee Degmada Garowe bulshadeda waxayna Ku dhiiri galinaysaa dhamaan bulsho waynta reer garowe in laga qayb qaato olalaha Nadaafada si joogta ah.

Your source of light and life





Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

HambalyoWaxaa Shirkada Korontada iyo Biyaha ee Dahab Power and Water ugu Hambaylyeynaysa Shacabka Soomaaliyed Malinka Ca...
11/10/2025

Hambalyo
Waxaa Shirkada Korontada iyo Biyaha ee Dahab Power and Water ugu Hambaylyeynaysa Shacabka Soomaaliyed Malinka Calanka Soomaaliyeed.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Madaxwayne ku xigeenka Dawlada Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo qaabilay Shirkadda Korantada & Biyaha ee Dahab Power...
01/10/2025

Madaxwayne ku xigeenka Dawlada Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo qaabilay Shirkadda Korantada & Biyaha ee Dahab Power and Water, Waxay Shirkadu Uga mahad celinaysaa sida muga iyo miisanka leh ee uu madaxweyne Ilyaas Lugatoor usoo dhaweeyay Shirkada una dhiiri galiyay in dalka la maalgashado,waxaana Hadaladiisa ka mid ahaa โ€œPuntland waa nabad waana soo dhawaynaynaa cid kasta oo ka shaqaynaysa oo maalgashanaysa Puntland waxii dalka iyo dadkaba dani ugu jirtoโ€.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ ๐—ช๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.Your Source of Light and Life       Dahab Power an...
18/09/2025

๐—๐—ถ๐—บ๐—ฐ๐—ฒ ๐˜„๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฏ ๐—ช๐—ฎ๐˜†๐—ป๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฃ๐˜‚๐—ป๐˜๐—น๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—น ๐˜„๐—ฎ๐—น๐—ฏ๐—ฎ ๐—ฎ๐˜† ๐—ท๐—ผ๐—ผ๐—ด๐—ฎ๐—ฎ๐—ป.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Jimce Wanaagsan.Your Source of Light and Life.       Dahab Power and Water ๐ŸŒ dahabpower.com๐Ÿ“ง info@dahabpowe.comโ˜Ž๏ธ 058482...
11/09/2025

Jimce Wanaagsan.

Your Source of Light and Life.




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Jimce wanaagsan.Your Source of Light and Life       Dahab Power and Water ๐ŸŒ dahabpower.com๐Ÿ“ง info@dahabpowe.comโ˜Ž๏ธ 0584822...
04/09/2025

Jimce wanaagsan.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

01/09/2025

Agaasimaha Xiriirka Dadwaynaha Shirkada Karontada iyo Biyaha Dahab Power and Water Abwaan Ciiro Hassan, oo ka warbixinaya halka ay marayaan Xarumaha Shirkada oo dhawaan laga howl gali doono dhamaantood.

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จShirkadda Karontada iyo Biyaha ee Dahab Power Waxay u Hambalyeynaysaa Dhammaan Ardayda Puntland oo loo shaaciyey...
25/08/2025

๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ
Shirkadda Karontada iyo Biyaha ee Dahab Power Waxay u Hambalyeynaysaa Dhammaan Ardayda Puntland oo loo shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 12aad, Ee sannad dugsiyeedka 2024/2025.

Waxaan idiin rajeynaynaa mustaqbal ifaya horumar Iyo inaad sii amba qaadaan horumarinta hayaan kiina waxbarasho.

Your Source of Light and Life.




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Jimce wanaagsanYour Source of Light and Life       Dahab Power and Water ๐ŸŒ dahabpower.com ๐Ÿ“ง info@dahabpowe.comโ˜Ž๏ธ 0584822...
21/08/2025

Jimce wanaagsan

Your Source of Light and Life




Dahab Power and Water
๐ŸŒ dahabpower.com
๐Ÿ“ง [email protected]
โ˜Ž๏ธ 05848224

Address

Meeraysane

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dahab Power and Water posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dahab Power and Water:

  • Want your business to be the top-listed Engineering Company?

Share