MJ Quotes

MJ Quotes Two worlds. One journey. Infinite stories.

I'm Mohamed — a Somali-Kenyan traveller, vlogger and storyteller who moves between cultures, languages, and continents with one mission: to show the world in all its raw, beautiful, complicated truth.

05/30/2026

Arsenal hadey champions league qaado tinta xiiran😅😅

05/30/2026

Maanta waxaan maalin dhan la qaatay geel raacatada Soomaaliyeed, anigoo idin tusaya nolosha dhabta ah ee reer miyiga, dhaqanka geela, iyo sida geelu uga yahay astaan sharaf iyo nolol bulshada Soomaaliyeed.
Waxaad muuqaalkaan ku arki doontaan daaqa geela, safarka miyiga, iyo muuqaalada dabiiciga ah ee cajiibka leh.
Haddii aad jeceshahay dhaqanka Soomaalida, safarada, iyo muuqaalada miyiga subscribe saar kanaalka.

Muqaal dhamestiran halkaas kaso bogo
05/29/2026

Muqaal dhamestiran halkaas kaso bogo

05/24/2026

Bright morning�

05/22/2026

Garissa bahal Qandho oo aad u daran aya kasocoto. Kadudiya ladaha ba layiri bal dhulka jogtid waxaas wali malaga shegay?

05/14/2026

Geel aad raacdo gorme aya kugu dambesay?

05/12/2026

Geela waa sharafta iyo qabka somalida badanked. Adigu wali geel maracday? Aniga marki igu horesay ayaan 15 maalin so racay geel.

04/27/2026

Garissa 📍

muqaal aad u qurxoon aya Garissa kaso diyarinay, youtubekeena aya oga bogan kartaan

Address

Palo Alto, CA
94304

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MJ Quotes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share