24/10/2026
⚠️ 𝐊𝐚 𝐃𝐢𝐠𝐭𝐨𝐨𝐧𝐨𝐰 𝐊𝐡𝐚𝐭𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐊𝐨𝐫𝐨𝐧𝐭𝐚𝐝𝐚!
Fiilooyinka korontada ee dhaawacmay ama bannaanka yaalla waxay halis weyn ku yihiin badbaadada carruurta iyo dadka kale ee guriga. Si looga hortago shilalka korontada, hubi in fiilooyinka korontadu ay si ammaan ah u rakiban yihiin, kana fogee meelaha ay dadku si fudud u gaari karaan.
Hadii aad la kulanto halis koronto naga soo wac ☎️𝟗𝟗𝟎𝟎