15/07/2026
Dhismaha oo yeesha naqshad fadhida waxay ka dhigan tahay in sadexdaan caqabadood la xaliyey isku mar.
1) fariisinta dookha macmiilka dhistaha ah
2) qiimayn sax ah in dhismaha loo sameeyo oo fududaata
3) dhismaha oo yeesha habraac iyo habsame usocod qeexan
Dhisme wuxuu ka bilowdaaa naqshad, wuxuuna ku dhamaadaa naqshadii oo wax la taaban karo loo badalay.