Somgas Energy

Somgas Energy SOMGAS' primary Objective is to supply Liquefied Petroleum Gas(LPG)for powering essential. Order NOW!

28/05/2026

5kg waa SET dhamaystiran
kasoo dalbo macmiil 166

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™SOMGAS waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad, nabad iyo barwaaqo leh. ๐Ÿ’š๐Ÿ”ฅCiid Wanaagsan , SOMGAS mar walba w...
27/05/2026

Ciid Mubaarak ๐ŸŒ™
SOMGAS waxay idiin rajaynaysaa ciid farxad, nabad iyo barwaaqo leh. ๐Ÿ’š๐Ÿ”ฅ
Ciid Wanaagsan , SOMGAS mar walba waa kula joogtaa, ha ilaawin inaad naga soo wacdo 166 ama whatsapp: 904 666 666

Kor u qaad dhadhanka cuntadaada. Hadday tahay hilib si fiican loo shiilay ama khudaar la isku dhex kariyey, sirta guushu...
26/05/2026

Kor u qaad dhadhanka cuntadaada.
Hadday tahay hilib si fiican loo shiilay ama khudaar la isku dhex kariyey, sirta guushu waa gaas la isku halayn karo, Qaado si aad u hesho natiijooyin cunto oo dhadhan leh mar kasta.
soo wac: 166 ama whatsapp: 904 666 666

Qiimaha waa macquuleMacmiil soo dalbo ๐Ÿ˜€wac: 166 ama whatsapp 904 666 666
24/05/2026

Qiimaha waa macquule
Macmiil soo dalbo ๐Ÿ˜€
wac: 166 ama whatsapp 904 666 666

Qoys kastaa ubaahan  ๐Ÿ˜€
23/05/2026

Qoys kastaa ubaahan ๐Ÿ˜€

Hambalyo! Waxaan u hambalyeynaynaa macmiilkii ku guuleystay tartankii saadaalinta ee ciyaartii Gaalkacyo iyo BosasoGuule...
20/05/2026

Hambalyo!
Waxaan u hambalyeynaynaa macmiilkii ku guuleystay tartankii saadaalinta ee ciyaartii Gaalkacyo iyo Bosaso
Guuleystaha ayaa noqday qofkii ugu horeeyey ee si saxan u buuxiyey shuruudihii laga rabay saadaashiisana ay sax noqotay.

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan macaamiisha Somgas ee ka qayb-qaatay tartankan saadaalinta ciyaartan. waxaan u rajaynaynaa inay kuwa dame ku guulaysan doonaan.



Haanta somgas ee 5kg waa qalab dhamaystiran oo ku haboon dadka kooban sidoo kale waxaad u qaadan kartaa meelaha dalxiisk...
19/05/2026

Haanta somgas ee 5kg waa qalab dhamaystiran oo ku haboon dadka kooban sidoo kale waxaad u qaadan kartaa meelaha dalxiiska.
kasoo dalbo: 166 ama whatsapp: 904 666 666

MacmiilSaadaali Kulanka Bosaso vs galkacyo oo ku guulayso $10    Shuruudaha โœ… Follow garee Page-kaโœ… Mention garee 3 qofโœ…...
18/05/2026

Macmiil
Saadaali Kulanka Bosaso vs galkacyo oo ku guulayso $10
Shuruudaha
โœ… Follow garee Page-ka
โœ… Mention garee 3 qof
โœ… Like & Share saar Post-ka

Hambalyo! Waxaan u hambalyeynaynaa macmiilkii ku guuleystay tartankii saadaalinta ee ciyaartii shalay caasimadaha Gaalka...
16/05/2026

Hambalyo!
Waxaan u hambalyeynaynaa macmiilkii ku guuleystay tartankii saadaalinta ee ciyaartii shalay caasimadaha Gaalkacyo iyo Dhahar
Guuleystaha ayaa noqday qofkii ugu horeeyey ee si saxan u buuxiyey shuruudihii laga rabay saadaashiina ay sax noqotay.

Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan macaamiisha Somgas ee ka qayb-qaatay tartankan saadaalinta ciyaartan. waxaan u rajaynaynaa inay kuwa dame ku guulaysan doonaan.






Macmiil Xaafaddee degantahay ?๐Ÿ˜€soo wac: 166
16/05/2026

Macmiil Xaafaddee degantahay ?๐Ÿ˜€
soo wac: 166

Address

Bosaso Airport Road, Somgas Building
Bosaso
00252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somgas Energy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somgas Energy:

Share

Category