Aqal Construction & planning

Website

Aqal Construction & planning AQAL β€” Architecture β€’ Quality β€’ Affordable β€’ Landscaping πŸ—οΈ
Building with Vision, Quality & Affordability.
πŸ“ Garowe, Somalia

02/11/2026

Barbilowga Dhismaha masjid hidaaya garowe

Aqal-construction & planning
πŸ“garowe somalia
Contact us 904 772 255

Qaabkasta oo ay macaamiisheennu rabaan waan u qancinnaaWhatever way our customers want we satisfy them
31/10/2026

Qaabkasta oo ay macaamiisheennu rabaan waan u qancinnaa

Whatever way our customers want we satisfy them

At AQAL Construction & Planning, we believe that beautiful buildings deserve beautiful surroundings.
31/10/2026

At AQAL Construction & Planning, we believe that beautiful buildings deserve beautiful surroundings.

27/10/2026

Muddo sanad ah kadib, shaqadeennu weli waxay ka tarjumaysaa tayo, qurux iyo dadaal! 🌱

Waxaan maanta idinla wadaagaynaa muuqaalka Xarunta Taliska Booliska Puntland, halkaas oo dhirtii iyo qurxintii deegaanka (Landscaping) ee aan ku beernay xilligii dhismaha ay maanta si qurux badan u baxeen, una soo kordhiyeen xarunta bilic iyo deegaan cagaaran.

Aqal-construction & planning
Garowe somalia
Contact us 904772255

Aqal construction & planning waxay idin haysaa Fursad dhul iib ah oo kuyaala magalada garowe Dhulkaas oo leh cabiro kala...
25/10/2026

Aqal construction & planning waxay idin haysaa Fursad dhul iib ah oo kuyaala magalada garowe
Dhulkaas oo leh cabiro kala duwan lehna qiimo macquul ah
Tirada dhulka waa 14 boos 11 boos ayaa hadda diyar ah qiimaha uu ka bilaabanayo waa $3500 wada hadal leh
πŸ“Goobtu waa garowe waxa uu udhowyahay shirkada biyaha ee rayaan isaga oo ujira keliya 230M dhanka koonfurna ka xiga

Wixi faahfaahin ah kala xiriir whats appka
⁨904 772 255⁩

19/10/2026

Hidaaya mosque project
Foundation Concrete Casting in Progress

Concrete casting works for the building foundation are ongoing, with column reinforcement in place.

πŸ“Garowe somalia
Contact us 904772255

18/10/2026

A New Project Begins

11/10/2026

Fursad dhul iib ah
shirkada aqal construction & planning waxay idin haysaa dhul ka kooban 12 boos oo leh cabiro kala duwan qiimo macquul ah wixi faahfaahin ah kala xiriir whats app πŸ‘‰904775555

πŸ“ magaalada garowe
La xiriir 904772255

08/10/2026

Project nearly completed necsom substation

πŸ“Garowe somalia
Contact us 904772255

Address

Somalia Puntland Garowe
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aqal Construction & planning posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share