Maal Construction Company

Maal Construction Company True your dream our design

02/09/2026

🏑 GURI CUSUB OO LA DHAMMEYSTIRAY ✨

Waxaan si qurux badan u soo gebagebeynay dhismahan, annagoo macmiilkayaga u qabannay shaqo tayo leh iyo dhamaystir heer sare ah. πŸ—οΈ

πŸ“ž +252 63 4374273
πŸ“± +252 63 8845688
☎️ 654374273
🏒 Maal Construction Company
πŸ—οΈ Building Quality. Creating Trust.

02/09/2026

🏑 GURI CUSUB OO SI QURUX BADAN LOO DHAMMEYSTIRAY

Mar kasta oo mashruuc uu dhammaado, waxa noogu weyn ma aha oo keliya in gurigu istaago, balse waa in uu noqdo guri qurux badan, tayo leh, oo macmiilku ku faani karo. ✨

Waxaan si rasmi ah u soo gebagebeynay dhismahan cusub, annagoo si gaar ah ugu dadaalnay bilicda, tayada iyo faahfaahin kasta oo guriga ka mid ah. πŸ—οΈβœ¨

πŸ“ž π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑:
πŸ“± +252 63 4374273
πŸ“± +252 63 8845688
☎️ 654374273
🏒 Maal Construction Company
πŸ—οΈ Building Quality. Creating Trust.

30/07/2026

πŸ—οΈ ONGOING PROJECT

✨ Maal Construction Company is currently carrying out ongoing construction projects in Hargeisa, Somaliland, delivering modern, durable, and high-quality homes built with trusted workmanship.

🏑 We build homes that combine beauty, quality, and comfort.

πŸ“ž Contact us:

πŸ“± +252 63 4374273πŸ“± +252 63 8845688☎️ 654374273

🏒 Maal Construction CompanyπŸ—οΈ Building Quality. Creating Trust.

28/07/2026

Ongoing Projects – 2026
πŸ“M/Mooge, Hargeisa, Somaliland 🚜
Project: ID 107
Construction Projects in Hargeisa.
For more information, contact these numbers:
WhatsApp: +252 634374273
Telesom: 063 4374273
Somtel: 065 4374273
Email: [email protected]
Web: www.maal.com⁠�

21/07/2026

πŸ—οΈ MASHRUUC CUSUB – NASHQAD GURI CASRI AH

πŸ“ Goobta Mashruuca: maslaha hargeisa

🏑 Faahfaahinta Nashqadda

🏘️ Tirada Guryaha: 4 Guri

Guri kasta wuxuu ka kooban yahay:πŸ›οΈ 3 Qol JiifπŸ›‹οΈ 1 Qol Fadhi🚿 3 Suuli🍽️ 1 Jiko

✨ Maal Construction Company waxay magaalada ka bilowday mashruuc cusub oo dhismaha guryo casri ah, kuwaas oo lagu dhisayo naqshad qurux badan, tayo sare leh, iyo xirfad lagu kalsoonaan karo.

🏑 Waxaan dhisnaa guryo waara oo isku darsada qurux, tayo, iyo raaxo.

πŸ“ž Fadlan nala soo xiriir:

πŸ“± +252 63 4374273πŸ“± +252 63 8845688☎️ 654374273

🏒 Maal Construction CompanyπŸ—οΈ Building Quality. Creating Trust.

πŸ—οΈ MASHRUUC CUSUB – 4 GURI OO CASRI AHπŸ“ Goobta Mashruuca: Masallaha Galbeed🏑 Faahfaahinta Mashruuca🏘️ Tirada Guryaha: 4 ...
21/07/2026

πŸ—οΈ MASHRUUC CUSUB – 4 GURI OO CASRI AH

πŸ“ Goobta Mashruuca: Masallaha Galbeed

🏑 Faahfaahinta Mashruuca

🏘️ Tirada Guryaha: 4 Guri

Guri kasta wuxuu ka kooban yahay:πŸ›οΈ 3 Qol JiifπŸ›‹οΈ 1 Qol Fadhi🚿 3 Suuli🍽️ 1 Jiko

✨ Maal Construction Company waxay si rasmi ah uga bilowday Masallaha Galbeed mashruucan cusub ee dhismaha guryo casri ah, kuwaas oo lagu dhisayo tayo sare, naqshad casri ah, iyo xirfad lagu kalsoonaan karo.

🏑 Waxaan dhisnaa guryo waara oo isku dara qurux, tayo, iyo raaxo.

πŸ“ž π…πšππ₯𝐚𝐧 𝐍𝐚𝐠𝐚π₯𝐚 𝐒𝐨𝐨 𝐗𝐒𝐝𝐑𝐒𝐒𝐝𝐑:

πŸ“± +252 63 4374273πŸ“± +252 63 8845688☎️ 654374273

🏒 Maal Construction CompanyπŸ—οΈ Building Quality. Creating Trust.

Mashruuc Cusub Oo Bilowday – Hargeisa (Xeedho) waxaan si rasmi ah u bilownay dhismaha guri casri ah oo cabbirkiisu yahay...
27/06/2026

Mashruuc Cusub Oo Bilowday – Hargeisa (Xeedho)
waxaan si rasmi ah u bilownay dhismaha guri casri ah oo cabbirkiisu yahay 36m Γ— 24m kana socda Xeedho, Hargeisa.
La soco boggayaga si aad u aragto horumarka mashruucan laga bilaabo aasaaska ilaa dhammaadka. Haddii aad qorshaynayso dhisme cusub ama dib-u-habayn, maanta nala soo xidhiidh.

10/04/2026

β€œKani Ma Yahay Gurigaagii Riyada?, shirkadani waa tii aad ka bilaabi lahayd! πŸ—πŸ’‘

Si aad faahfaahin dheeraad ah u heshid la soo xidhiidh numberadan:

πŸ“± WhatsApp: β€ͺ+252 63 8845688
πŸ“ž Telesom: 063 4374273
πŸ“ž Somtel: 065 4374273
βœ‰ Email: [email protected]
🌐 Web: www.maaconst.com

09/04/2026

ANGU shirkad ahaan waxaanu qabnaa adeeg macmiil oo dhamays tiran

Address

Hargeisa Masalla
Hargeisa
00252

Opening Hours

09:00 - 17:00

Telephone

+252638845688

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maal Construction Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share