Daldhis Aluminium & Decoration Factory

Daldhis Aluminium & Decoration Factory Daldhis was established on June 10, 2006, as a general Aluminium and Decoration company.

Since our founding, we have gained rich experience and established stable, credible business relationships with customers within and outside of Somalia.

اتَّقِ اللهَ حيثُ ما كنتَ واتَّبعِ السيئةَ الحسنةَ تمحُها وخالقِ الناسَ بخلقٍ حسنٍرواه الترمذيMar walba Alle ku kalsoono...
28/08/2026

اتَّقِ اللهَ حيثُ ما كنتَ واتَّبعِ السيئةَ الحسنةَ تمحُها وخالقِ الناسَ بخلقٍ حسنٍ

رواه الترمذي

Mar walba Alle ku kalsoonow meel kasta oo aad joogto, raac jidka saxda ah, dadka kula dhaqan akhlaaq wanaagsan, kana dhig wanaagga qayb ka mid ah noloshaada.

Jumca Mubaarak. 🤍

Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo lagu qurxiyo laguna casriyeeyo gurigaaga ama goobtaada shaqo! 🔹 Shaqada Alumi...
27/08/2026

Waxaan kuu haynaa adeegyo dhammeystiran oo lagu qurxiyo laguna casriyeeyo gurigaaga ama goobtaada shaqo!

🔹 Shaqada Aluminium-ka
🔹 Shaqada Murayadaha
🔹 Qurxinta Guryaha & Dibadda
🔹 Dayactir & Rakibid
🔹 Saqafka PVC
🔹 La talin Bilaash ah

Waxaan ku shaqeynaa tayo, qurux iyo xirfad si aan mashruucaaga uga dhigno mid dhameystiran ah. 🏠✨

Nagala soo xiriir:
WhatsApp: https://wa.me/+252613353777
Tel: +252 613353777
Website: www.daldhisfactory.com
Email: [email protected]

نهنئكم بحلول المولد النبوي الشريفWaxaa nigu Hambalyeneyna munaasabadda maalinta Dhalashada Nabigeenna Suubban (NNKH)
25/08/2026

نهنئكم بحلول المولد النبوي الشريف

Waxaa nigu Hambalyeneyna munaasabadda maalinta Dhalashada Nabigeenna Suubban (NNKH)

Ma ubaahan tahay in laguu qurxiyo dhismahaaga? 🏢Daldhis Aluminium & Decoration Factory waxay kuu diyaar tahay adeegyo ta...
23/08/2026

Ma ubaahan tahay in laguu qurxiyo dhismahaaga? 🏢

Daldhis Aluminium & Decoration Factory waxay kuu diyaar tahay adeegyo tayo sare leh oo dhismahaaga ka dhiga mid casri ah, qurux badan oo soo jiidasho leh.
sida:

🔹 Glass Works
🔹 PVC Ceiling
🔹 Gypsum Ceiling
🔹 Kitchen Cabinets
🔹 Office Partitions
🔹 UPVC Windows

Haddii aad ubaahan tahay, Nagala soo xiriir:
WhatsApp: https://wa.me/+252613353777
Tel: +252 613353777
Website: www.daldhisfactory.com
Email: [email protected]

Ka Dalbo Daldhis, Nashqadaha Kula Duwan ee Daaqadaha! Daldhis Aluminium & Decoration Factory waxay kuu hayaanAluminium W...
22/08/2026

Ka Dalbo Daldhis, Nashqadaha Kula Duwan ee Daaqadaha!

Daldhis Aluminium & Decoration Factory waxay kuu hayaanAluminium Windows tayo sare leh, naqshad casri ah.

Haddii aad rabto daaqado qurux badan, Nagala soo xiriir:
WhatsApp: https://wa.me/+252613001010
Tel: +252 613001010
Website: www.daldhisfactory.com
Email: [email protected]

“ومن يتق الله يجعل له مخرجًا ويرزقه من حيث لا يحتسب”Qofkii Alle ka cabsada, Alle wuxuu u sameeyaa meel uu ka baxo, wuxuu...
21/08/2026

“ومن يتق الله يجعل له مخرجًا ويرزقه من حيث لا يحتسب”

Qofkii Alle ka cabsada, Alle wuxuu u sameeyaa meel uu ka baxo, wuxuuna ka arsaaqaa meel uusan filayn. 🤲🏽

Jumca Mubaarak. 🤍

18/08/2026

U dooro Daldhis Aluminium & Decoration Factory project-kaaga soo socda si aad u hesho tayo iyo bilic dhameystiran.

- Aluminum Windows nooc walba
- Qurxinta Xafiisyada iyo Guryaha
- Office Decoration
- Home Decoration
- Modern Kitchen Design
- Building Facelift & Decor

Nagala Soo Xiriir Manta si aannu kugu Qurxino Gurigaaga iyo Goobtada Shaqo:
WhatsApp: https://wa.me/+252613001010
Tel: +252 613001010
Website: www.daldhisfactory.com
Email: [email protected]

Address

28HM+JXC Wadajir District, Danwadaagta Street, Buulo Hubey
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daldhis Aluminium & Decoration Factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share