26/07/2026
Mashruuc Kale Oo Guul Ku Dhammaaday! โจ
Waxaa sharaf noo ah inaan soo bandhigno guri weyn oo casri ah oo aan ka hirgelinnay Xaafadda Calanleey, Qardho.
Haddii aad qorshaynayso dhismaha guri villa ah ama dhisme ganacsi, nala soo xiriir si aan fikraddaada ugu beddelno dhisme qurux badan oo waara.
Elite Property Construction & Real Estate
๐ +252 907 910648
๐+252907738468