26/05/2026
🌙✨ Imaara construction company waxay idin leedahay Ciidul Adxaa Mubaarak 🐑🤍
Munaasabadda Ciidda awgeed, waxaan hambalyo iyo duco u diraynaa dhammaan macaamiisheena, asxaabta iyo guud ahaan ummadda Islaamka.
Ilaahay ha naga aqbalo cibaadada, hana inagu gaadhsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo.
كل عام وأنتم بخير 🌙