Dalbile Construction & Contracting Company

Dalbile Construction & Contracting Company Dalbile Construction and Contracting Company: is the where you will get your goal

๐Ÿ† FIFA WORLD CUP 2026 โ€“ FINAL ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท VS SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ”ฅYaa qaadi doona koobka adduunka? ๐ŸŒ๐Ÿ†๐Ÿ’ฐ Saadaali oo Ku Guuleyso ...
19/07/2026

๐Ÿ† FIFA WORLD CUP 2026 โ€“ FINAL ๐Ÿ†

๐Ÿ”ฅ ARGENTINA ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท VS SPAIN ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ”ฅ

Yaa qaadi doona koobka adduunka? ๐ŸŒ๐Ÿ†

๐Ÿ’ฐ Saadaali oo Ku Guuleyso $15!

๐Ÿ—“ Taariikh: Sunday, 19 July 2026
๐Ÿ•™ Saacad: 10:00 PM
๐Ÿ“ Garoonka: MetLife Stadium, New Jersey, USA

Shuruudaha Ka Qaybgalka: โœ… Like saar bogga Dalbile Construction
โœ… Like saar poster-kan
โœ… Share garee poster-kan
โœ… Comment-ka ku qor saadaashaada (Tusaale: Argentina 2โ€“1 Spain)
โœ… Qeybta Comment-ka ku soo xus (Tag) 3 saaxiibadaa ah

๐ŸŽ‰ Qofka ugu horreeya ee si sax ah u saadaaliya natiijada ayaa ku guuleysan doona $15.

๐ŸŽ‰ HAMBALYO GUULEYSTAHA SAADAALKA! โšฝ๎€€๐Ÿ†Waxaan hambalyo u direynaa Daahir Cabdulle Cali, oo si sax ah u saadaaliyay natiija...
19/07/2026

๐ŸŽ‰ HAMBALYO GUULEYSTAHA SAADAALKA! โšฝ๎€€๐Ÿ†
Waxaan hambalyo u direynaa Daahir Cabdulle Cali, oo si sax ah u saadaaliyay natiijadii ciyaartii France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท vs Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ, isaga oo sheegay:
๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ Spain 2๏ธโƒฃ - 0๏ธโƒฃ France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท
Saadaashiisu waxay noqotay mid sax ah, wuxuuna ku guuleystay ๐Ÿ’ต $15.
๐Ÿ‘ Hambalyo guushaada, waxaana kuu rajeyneynaa guulo kale oo badan.
Adigana fursaddaada ha seegin! Ka qaybgal saadaallada xiga si aad u hesho fursad aad ku guuleysato abaalmarinno lacageed.

๐Ÿ† SAADAALI OO KU GUULAYSO $15 ๐Ÿ’ต๐Ÿ”ฅ France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท vs Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ”ฅMa kula tahay inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada kulank...
14/07/2026

๐Ÿ† SAADAALI OO KU GUULAYSO $15 ๐Ÿ’ต

๐Ÿ”ฅ France ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท vs Spain ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ ๐Ÿ”ฅ

Ma kula tahay inaad si sax ah u saadaalin karto natiijada kulankan adag? Fursaddaada ka faa'iidayso oo ku guulayso $15.

โฐ FIIRO GAAR AH:
Saadaashu waxay xirmaysaa marka ay ciyaartu bilaabato.

๐Ÿ“‹ SHURUUDAHA KA QAYBGALKA:
1๏ธโƒฃ Like saar Page-ka Dalbile Construction & Contracting Co.
2๏ธโƒฃ Like saar Poster-kan.
3๏ธโƒฃ Share garee Poster-kan si ay saaxiibbadaa u arkaan.
4๏ธโƒฃ Comment-ka ku qor saadaashaada saxda ah (tusaale: France 2โ€“1 Spain).

๐ŸŽ Haddii ay saadaasha saxda ah wada helaan dhowr qof, abaalmarinta waxaa ku guulaysan doona qofkii ugu horreeyay ee dhammeeya shuruudaha oo dhan.

โšฝ Yaa u gudbi doona Final-ka World Cup 2026?

soo hel qiimaha X ?
02/07/2026

soo hel qiimaha X ?

๐ŸŒ™ Hambalyada Yowmu CaashuuraaAsalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.Waxaan dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynay...
24/06/2026

๐ŸŒ™ Hambalyada Yowmu Caashuuraa

Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.

Waxaan dhammaan Muslimiinta ugu hambalyeynaynaa munaasabadda barakeysan ee Yowmu Caashuuraa (10-ka Muxarram).

Maalintani waa maalin fadli badan oo ka mid ah maalmaha ugu kheyrka badan sannadka. Waa maalintii uu Alle badbaadiyey Nabi Muuse (CS) iyo ummaddiisii kana halaagay Fircoon iyo ciidankiisii. Sidaas darteed Nabi Muxamed ๏ทบ wuxuu nagu boorriyey inaan soomno maalintan.

Rasuulka ๏ทบ wuxuu yiri:

"Waxaan Alle ka rajaynayaa in Soonka Maalinta Caashuuraa uu dhaafo dambiyada sannadkii ka horreeyey."
(Saxiix Muslim)

Aan ka faa'iidaysanno maalintan barakeysan:
โœ… Soonka Caashuuraa.
โœ… Ducada iyo Istighfaarka.
โœ… Akhrinta Qur'aanka Kariimka ah.
โœ… Sadaqada iyo camalka wanaagsan.
โœ… Xoojinta walaaltinimada iyo midnimada Muslimiinta.

Alle ha naga aqbalo soonkeenna, cibaadadeenna iyo camalladeenna suuban.

Yowmu Caashuuraa Mubaarak.
ุงู„ู„ู‡ู… ุชู‚ุจู„ ู…ู†ุง ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.

๐Ÿ† UEFA CHAMPIONS LEAGUE FINAL 2026 ๐Ÿ†๐Ÿ”ฅ ARSENAL ๐Ÿ†š PSG ๐Ÿ”ฅCaawa waa habeenka k**a dambaysta ah ee Champions League, iyadoo Ar...
30/05/2026

๐Ÿ† UEFA CHAMPIONS LEAGUE FINAL 2026 ๐Ÿ†

๐Ÿ”ฅ ARSENAL ๐Ÿ†š PSG ๐Ÿ”ฅ

Caawa waa habeenka k**a dambaysta ah ee Champions League, iyadoo Arsenal iyo PSG ay ku loolamayaan koobka ugu weyn Yurub.

๐Ÿ“… Taariikhda: 30/05/2026
โฐ Saacadda: 7:00 PM
๐ŸŸ๏ธ Garoonka: Puskรกs Arena

๐Ÿ’ฐ SADAALI CIYAARTAAN OO KU GUULEYSO LACAG DHAN $10

Yaa badin doona?
โค๏ธ Arsenal
๐Ÿ’™ PSG

๐Ÿ’ต Ku guuleyso $10 ๐Ÿ’ต

๐Ÿ‘‰ Shuruudaha ka-qaybgalka:
1๏ธโƒฃ Saddex (3) saaxiibadaa ku soo tag comment-ka
2๏ธโƒฃ Follow dheh bogga
3๏ธโƒฃ Like saar post-kan
4๏ธโƒฃ Sadaasha ku qor comment-ka

โฐ Sadaashu waxay ku egtahay inta aysan ciyaartu bilaaban

๐Ÿ† Guuleystaha waxaa lagu dhawaaqi doonaa goor dhow
๐Ÿ€ Nasiib wacan dhammaan ka-qaybgalayaasha

Ku soo dir saadaashaada kahor inta aysan ciyaartu bilaaban.

Waxaa idiin soo gudbinaya:
๐Ÿข Dalbile Construction & Contracting Co.

๐Ÿ“ž +252 618461047
๐Ÿ“ž +252 628461047

Dalbile Construction & Contracting Co. waxay idiin rajeynaysaa Ciid MubaarakAllaah ha idin siiyo horumar, barwaaqo iyo g...
20/03/2026

Dalbile Construction & Contracting Co. waxay idiin rajeynaysaa Ciid Mubaarak
Allaah ha idin siiyo horumar, barwaaqo iyo guul joogto ah.

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘๐ŸŽŠ๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข ๐” ๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐Ÿ†š๏ธ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐10$.๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐” ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Ž๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š...
15/01/2026

๐ŸŽ‰ ๐‡๐š๐ฆ๐›๐š๐ฅ๐ฒ๐จ ๐Ÿ‘๐ŸŽŠ

๐†๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐š๐ก๐š
๐’๐š๐š๐๐š๐š๐ฌ๐ก๐ข๐ข ๐‚๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ๐ญ๐ข๐ข ๐” ๐ƒ๐ก๐š๐ฑ๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ฒ
๐๐š๐ซ๐œ๐ž๐ฅ๐จ๐ง๐š ๐Ÿ†š๏ธ ๐Œ๐š๐๐ซ๐ข๐
10$.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐๐š๐ฌ๐ข๐ข๐› ๐” ๐˜๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š๐ฒ ๐Ž๐จ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ƒ๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐š๐š๐ง ๐’๐ก๐š๐ซ๐ฎ๐ฎ๐๐š๐ก๐š.

Mobarek Joseph

11/01/2026
10/01/2026

๐ŸŽ‰ SADAALI CIYAARTA โ€“ TARTAN ๐ŸŽ‰
โšฝ Barcelona vs Real Madrid โšฝ

๐Ÿ’ต Ku guuleyso $10 ๐Ÿ’ต

๐Ÿ‘‰ Shuruudaha ka-qaybgalka:
1๏ธโƒฃ Saddex (3) saaxiibadaa ku soo tag comment-ka
2๏ธโƒฃ Follow dheh bogga
3๏ธโƒฃ Like saar post-kan
4๏ธโƒฃ Sadaasha ku qor comment-ka

โฐ Sadaashu waxay ku egtahay inta aysan ciyaartu bilaaban

๐Ÿ† Guuleystaha waxaa lagu dhawaaqi doonaa goor dhow
๐Ÿ€ Nasiib wacan dhammaan ka-qaybgalayaasha!




Address

MAKA-ALMUKARAMA Road, MOGADISHU
Mogadishu
WEHAVEMANYDESIGNSIMPORTANTFORYOU

Opening Hours

Monday 08:30 - 17:00
Tuesday 08:30 - 17:00
Wednesday 08:30 - 17:00
Thursday 08:30 - 17:00
Saturday 08:30 - 17:00
Sunday 08:30 - 17:00

Telephone

+252615011999

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalbile Construction & Contracting Company posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dalbile Construction & Contracting Company:

Shortcuts

Share