30/09/2024
Waa labo guri oo villa ah oo mataano, midkiiba cabbirkiisu yahay 13m * 12m kuwaas oo Shirkaddu kahirgelisay Magaalads Carmo, midkiiba kakoobanyahay: 2 Qol oo Jiif ah, Qol fadhdhi ah, jikko laba suuli iyo daarad waa sac ah: Shirkadda dhismaha ee AQAL building & Realestate waxay adiin haysaa naqshado cajjiib ah iyo hawl wadeeno xirfad leh hadaba nagalsoo xariir: 0907791501, 0907732310