Arwo Aluminium & Pvc Factory

Arwo Aluminium & Pvc Factory Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Arwo Aluminium & Pvc Factory, Industrial Company, Baddacas area behind Degmada gacma Dheere, Hargeisa.

𝗢𝘂𝗿 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲s;
Installation of Cladding ( fire resistant), PVC windows, WBC doors, shutter doors, Curtain Walls ( tempered), Temper doors, Fixed glass (10 mm) and etc.

04/05/2026

𝐏𝐑𝐎𝐉𝐄𝐂𝐓: Albaik restaurant 🏬
𝐋𝐎𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: 📍
𝐕𝐈𝐃𝐄𝐎: Highlights

𝗖𝘂𝗿𝘁𝗮𝗶𝗻 𝗪𝗮𝗹𝗹 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵 Ma rabtaa dhisme muuqaal qurux badan isla markaana casri ah?Curtain Walls waa xalka ugu fiican ee ...
27/04/2026

𝗖𝘂𝗿𝘁𝗮𝗶𝗻 𝗪𝗮𝗹𝗹 𝗖𝗮𝘀𝗿𝗶 𝗮𝗵

Ma rabtaa dhisme muuqaal qurux badan isla markaana casri ah?
Curtain Walls waa xalka ugu fiican ee kuu keeni kara:

🏢 Qurux iyo naqshad casri ah
🌞 Iftiinka dabiiciga ah oo badan
❄️ xakamaynta kulaylka iyo qabowga

Wuxu ku habboonyahay:
• Dhismayaasha ganacsiga
• Huteellada & xafiisyada
• Suuqyada casriga ah
• Guryaha waaweyn ee degsiimaha ah

🔥 Ha ka hadhin fursaddan – dhismahaaga ka dhig mid casri oo qurux gaara leh.

📞 Nagala soo xidhiidh:
0638555554 / 063 8555554

📍 Hargeysa – Badda Cas Area

Jimce Wanaagsan 🤍Jimce barako, farxad iyo nasasho leh ayaan u rajaynaynaa dhamaan macaamiisha Arwo Aluminium & Pvc Facto...
24/04/2026

Jimce Wanaagsan 🤍

Jimce barako, farxad iyo nasasho leh ayaan u rajaynaynaa dhamaan macaamiisha Arwo Aluminium & Pvc Factory

22/04/2026

𝐏𝐑𝐎𝐉𝐄𝐂𝐓: mixed🏬
𝐋𝐎𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: 📍
𝐕𝐈𝐃𝐄𝐎: Highlights
______________
𝗢𝘂𝗿 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲
1- Cladding ( fire resistant)
2- PVC windows,
3- WPC doors
4- shutter doors
5- Curtain Walls ( tempered)
6- Temper doors
7- Fixed glass (10 mm)
8- Hand rail
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀
WhatsApp; 63 8555554
Call; 0638555554

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞 🌙Shirkadda Arwo Aluminium & Pvc Factory waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaamiisheeda sha...
19/03/2026

𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞 🌙
Shirkadda Arwo Aluminium & Pvc Factory waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan macaamiisheeda sharafta leh iyo guud ahaanba Ummadda Islaamka.
Rabbi ha innaga aqbalo dhammaan camaladii wanaagsanaa ee aynu soo gudannay bisha barakaysan ee Ramadaan.

Ciid wanaagsan dhammaantiin.

Maamulka Shirkadda Arwo Aluminium & PVC Factory waxay hambalyo u dirayaan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed ...
17/02/2026

Maamulka Shirkadda Arwo Aluminium & PVC Factory waxay hambalyo u dirayaan bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed dhammaan shaqaalaha shirkadda, qoysaskooda, iyo guud ahaan umadda Muslimka ah.

Ilaahay ha inooga dhigo bishan mid aynu ajarkeeda iyo khayrkeeda helno isla markaana nabad, iyo caafimaad inoogu dhamaato acmaasha saalixa ahna la igana aqbalo.... Ramadaan Mubarak! 🌙✨

08/02/2026

Vlog: shaqada maalin laha ah sidee u bilaabmataa marka la joogo qaybta Farsamada ( Technical team) ee shirkadda Arwo Aluminium & Pvc Factory. Halkan ayaan kaga bogan doonaa ina mariya!

Saadaali ciyaarta maant dhex maraysa 𝐃𝐇𝐇 iyo 𝐆𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀𝐀𝐍 oo ku guulayso $15𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚1- Like 2- share 3- Comment
05/02/2026

Saadaali ciyaarta maant dhex maraysa 𝐃𝐇𝐇 iyo 𝐆𝐀𝐀𝐒𝐇𝐀𝐀𝐍 oo ku guulayso $15

𝐒𝐡𝐮𝐫𝐮𝐮𝐝𝐚𝐡𝐚
1- Like
2- share
3- Comment

03/02/2026

𝐏𝐑𝐎𝐉𝐄𝐂𝐓: Centre point 🏬
𝐋𝐎𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍: 📍
𝐕𝐈𝐃𝐄𝐎: Highlights
______________
𝗢𝘂𝗿 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲
1- Cladding ( fire resistant)
2- PVC windows,
3- WPC doors
4- shutter doors
5- Curtain Walls ( tempered)
6- Temper doors
7- Fixed glass (10 mm)
8- Hand rail
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀
WhatsApp; 63 8555554
Call; 0638555554

24/01/2026

𝐏𝐑𝐎𝐉𝐄𝐂𝐓: 🏬
𝐋𝐎𝐂𝐀𝐓𝐈𝐎𝐍:📍
𝐕𝐈𝐃𝐄𝐎: Highlights
______________
𝗢𝘂𝗿 𝘀𝗲𝗿𝘃𝗶𝗰𝗲
1- Cladding ( fire resistant)
2- PVC windows,
3- WPC doors
4- shutter doors
5- Curtain Walls ( tempered)
6- Temper doors
7- Fixed glass (10 mm)
𝗖𝗼𝗻𝘁𝗮𝗰𝘁𝘀
WhatsApp; 63 8555554
Call; 0638555554

Address

Baddacas Area Behind Degmada Gacma Dheere
Hargeisa
0000

Opening Hours

Monday 07:00 - 17:00
Tuesday 07:00 - 17:00
Wednesday 07:00 - 17:00
Thursday 07:00 - 17:00
Saturday 07:00 - 17:00
Sunday 07:00 - 17:00

Telephone

+2522527421

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arwo Aluminium & Pvc Factory posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arwo Aluminium & Pvc Factory:

Share