29/08/2026
๐ก MASHRUUC GURI DABAQ SUGA AH โ DAYNIILE, MUQDISHO
Waxaan idiin soo bandhigaynaa mashruuc guri dabaq suga ah oo casri ah, kuna yaalla Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho.
๐ Cabbirka dhulka: 30 ร 20 mitir
Gurigan waxaa loo naqshadeeyay inuu ka koobnaado laba apartment, iyadoo si gaar ah loo tixgeliyay raaxada, asturnaanta iyo ka faaโiidaysiga huf nanta ee booska.
๐ Apartment kasta wuxuu ka kooban yahay:
* 3 qol jiif
* 3 musqulood
* 1 jiko
* 1 qol fadhiga oo ballaaran
๐ Adeegyada kale ee guriga waxaa ka mid ah:
* Goob baarkin oo qaadi karta ilaa 5 baabuur
* 1 qol waardiye
* 1 musqul oo loogu talagalay waardiyaha
โจ Mashruucani wuxuu isku daraa naqshad casri ah, qorsheyn hufan iyo adeegyo ku habboon nolol qoys oo raaxo leh.
๐ Wixii faahfaahin dheeraad ah ama xog ku saabsan mashruuca, fadlan nala soo xiriir.
61 0900707
๐ Goobta: Dayniile, Muqdisho
๐๏ธ Nooca Mashruuca: Dhisme degaan ah โ 2 Apartmen