United Bottling Company.

United Bottling Company. UBC, Coca-cola Mogadishu, serve for South-Central Somalia, producing fresh beverages of Six brands and Still drink water of Dasani. Lunched in June 2004

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ LIIDO BEACH๐”๐๐‚-๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š waxay Xeebta Liido  ku qabatay Barnaamijka Hal iibso Halna Bilaash ku Hel , ha...
15/08/2026

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ LIIDO BEACH

๐”๐๐‚-๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š waxay Xeebta Liido ku qabatay Barnaamijka Hal iibso Halna Bilaash ku Hel , halkaas oo dadka imanaya xeebta logu Tala Galay inay Ka Helaan Cabitaanka Shirkada oo aad u Jaban Si ay ugu Raaxaystaan Dhadhanka Cabitanada UBC Coca-cola.

12/08/2026

๐”๐๐‚-๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š waxay madal sharaf leh isugu keentay kumamaan dhalinyaro Soomaaliyeed, si ay udawadaan finalka UEFA Super Cup ee u dhexeeyay ๐๐š๐ซ๐ข๐ฌ ๐’๐š๐ข๐ง๐ญ-๐†๐ž๐ซ๐ฆ๐š๐ข๐ง (๐๐’๐†) ๐ข๐ฒ๐จ ๐€๐ฌ๐ญ๐จ๐ง ๐•๐ข๐ฅ๐ฅ๐š

Kulankan waxaa dhex-dhexaadinayay garsoore ๐Ž๐ฆ๐š๐ซ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ค๐š๐๐ข๐ซ ๐€๐ซ๐ญ๐š๐ง
guul taariikhi ah oo sharaf weyn u ah Soomaaliya iyo qaaradda Afrika.

Meesha aad ka heli karto dhammaan products-ka ๐”๐๐‚-๐‚๐Ž๐‚๐€-๐‚๐Ž๐‹๐€Dhadhan tayo leh, mar walba kuu dhow.Call Center: ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•โ˜Ž๏ธ Line:...
11/08/2026

Meesha aad ka heli karto dhammaan products-ka ๐”๐๐‚-๐‚๐Ž๐‚๐€-๐‚๐Ž๐‹๐€
Dhadhan tayo leh, mar walba kuu dhow.
Call Center: ๐Ÿ•๐Ÿ•๐Ÿ•
โ˜Ž๏ธ Line: ๐Ÿ”๐Ÿ‘๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—๐Ÿ—

08/08/2026

Wax sosaarka ๐”๐๐‚-๐‚๐Ž๐‚๐€-๐‚๐Ž๐‹๐€
Gaar ahaan product ,Coke

Training About ๐ƒ๐Ž๐’๐€๐”๐๐‚โ€“๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š waxay mar walba Sare uqadaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha Tababarrada jo...
04/08/2026

Training About ๐ƒ๐Ž๐’๐€
๐”๐๐‚โ€“๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š waxay mar walba Sare uqadaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha

Tababarrada joogtada ah waxay sare u qaadaan tayada shaqada, kobciyaan hal-abuurka, waxayna gacan ka geystaan bixinta adeeg iyo wax-soo-saar heer sare ah

๐ƒ๐š๐ฌ๐š๐ง๐ข : Pure Water, Pure Refreshment
03/08/2026

๐ƒ๐š๐ฌ๐š๐ง๐ข : Pure Water, Pure Refreshment

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ PART(2)Fanta Tufaax & Fanta Canab.Mogadishu Specialist Hospital Waxaan u sameynay Tijaabinta  ๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ Tuf...
30/07/2026

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ PART(2)
Fanta Tufaax & Fanta Canab.
Mogadishu Specialist Hospital
Waxaan u sameynay Tijaabinta ๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ Tufaax iyo ๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ Canab , qaar ka mid ah Dadka isticmaala Cabitaanada UBC - Coca-Cola si ay ugu raaxaystaan dhadhankooda gaarka ah.

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ Fanta Apple & Fanta BlackcurrantWaxaan macaamiisheena ku casuunnay inay tijaabiyaan ๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ ๐‘จ๐’‘๐’‘๐’๐’† iyo๐‘ญ๐’‚๐’๐’•...
29/07/2026

๐’๐€๐Œ๐๐‹๐ˆ๐๐† ๐๐‘๐Ž๐†๐‘๐€๐Œ Fanta Apple & Fanta Blackcurrant

Waxaan macaamiisheena ku casuunnay inay tijaabiyaan ๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ ๐‘จ๐’‘๐’‘๐’๐’† iyo๐‘ญ๐’‚๐’๐’•๐’‚ ๐‘ฉ๐’๐’‚๐’„๐’Œ๐’„๐’–๐’“๐’“๐’‚๐’๐’•, si ay ugu raaxaystaan dhadhanka gaarka ah ee Fanta

Refresh Your Day With ๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š
28/07/2026

Refresh Your Day With ๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š

25/07/2026

Meel kasta oo aad joogto, dhadhanka ๐‚๐จ๐œ๐š-๐‚๐จ๐ฅ๐š mar walba waa kula jiraa.

Address

Jaziiro
Mogadishu

Opening Hours

Monday 06:00 - 17:00
Tuesday 06:00 - 17:00
Wednesday 06:00 - 17:00
Thursday 06:00 - 17:00
Saturday 06:00 - 17:00
Sunday 06:00 - 17:00

Telephone

+252611000032

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when United Bottling Company. posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to United Bottling Company.:

Shortcuts

Share