Najaar Construction and Real Estate

Najaar Construction and Real Estate Waxaad naga heleysaa inkabadan filashadaada

Nasoo booqo si aan kugu badalna riyadaada guri dhab ah oo la taaban karo Najaar Construction and Real Estate waa dookhaa...
25/10/2026

Nasoo booqo si aan kugu badalna riyadaada guri dhab ah oo la taaban karo
Najaar Construction and Real Estate waa dookhaaga 1-aad
Whtsapp: 61 9976967

21/10/2026

🏡 VILLA GEDO – NASHQAD GURI CASRI AH

📐 Cabbirka dhulka: 20m × 24

✨ Faahfaahinta Naqshadda:
🛋️ Fadhi iyo meel cunto oo si qurux badan loo design gareeyay
🛏️ Qolal hurdo oo leh cabbirro kala duwan.
🍳 Jiko casri ah oo leh meel ku filan diyaarinta cuntada.
🚿 Musqulo iyo adeegyo kale oo guriga muhiim u ah.
🚶 Marinnada guriga oo fududeynaya isku socodka.
🏡 Naqshad isku dheellitiraysa quruxda iyo ka faa’iidaysiga booska.

📐 Ma rabtaa inaad dhisato guriga aad ku riyoonayso?

Najaar Construction and Real Estate waxay kuu diyaarineysaa:
✅ Naqshadaynta guryaha (2D & 3D).
✅ Qiyaasta kharashka dhismaha.
✅ Fulinta mashaariicda dhismaha.
✅ Qurxinta gudaha (Interior Design).

📞 Nala soo xiriir: 61 9976967
📧Email: [email protected]

NAJAAR CONSTRUCTION & REAL ESTATE
Laga bilaabo qorshaha ilaa furaha gurigaaga. 🔑

Jumca Mubarak Najaar Construction and Real Estate waxey idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.Ilaahay ha idiin aqbalo ducada...
15/10/2026

Jumca Mubarak
Najaar Construction and Real Estate waxey idiin rajaynayaa Jumco barakaysan.

Ilaahay ha idiin aqbalo ducada, hana idiin fududeeyo kheyr kasta, qalbiyadiinnana ha ku mannaysto xasillooni iyo barako.

“اللهم صل وسلم على نبينا محمد”

Haddii aad ka fakareyso dhima guri degaan ah ama ganacsi ah Najaar construction and real estate wax walba wey kula garab taagantahay .

Jumca Mubarak dhammaan macaamiisheena iyo bulshada Soomaaliyeed.

61 9976967| info@najaarconstruction

11/10/2026

Ma is weydiisay sababta mararka qar gurigaaga meelaha qaar biya usoo deyaan xalkaaga dhabta ah waa kan
Nagala soo xiriir whtsapp: 61 9976967
Najaar Construction and Real Estate

Riyadaada Maanta, Gurigaaga Biri!Waxaan kuu diyaarinaynaa guriga aad maanta ku riyoonayso, si berri uu u noqdo xaqiiqo.L...
07/10/2026

Riyadaada Maanta, Gurigaaga Biri!
Waxaan kuu diyaarinaynaa guriga aad maanta ku riyoonayso, si berri uu u noqdo xaqiiqo.
Laga bilaabo naqshadda (Plan) ilaa dhismaha (Manta) iyo guriga oo diyaar ah (Biri) — Najaar Construction & Real Estate ayaa kula garab taagan.
📐 Naqshad & Qorsheyn
🏗️ Dhismo & Kormeer
🏡 Guryo tayo leh oo si xirfad leh loo fuliyo
📞 61 9976967
📍 Bakaaro, Dawada Muumin Tower, End Floor 2
Najaar Construction and Real Estate — Riyadii maanta, gurigaaga berri.

06/10/2026

3 QALAD OO LAGA FOGAADO MARKA GURI LA DHISAYO

1.Naqshad la’aan – Waxay keentaa khaladaad iyo kharash dheeraad ah.
2.Natural Light & Lighting aan la qorsheyn – Gurigu wuxuu lumin karaa iftiin iyo qurux.

3.Kormeer la’aan– Waxay saameyn kartaa tayada iyo badbaadada dhismaha.

U Qorshee si sax ah, si aad u hesho dhismatayo leh
Najaar Construction and Real Estate

01/10/2026

Maxaa laga dhisi dhul cabirkiisu yahay 13x13
Fikrad wanaagsan waxay ka bilaabataa naqshad wanaagsan. ✨
Daawo naqshaddan casriga ah oo isku darsatay qurux, shaqeyn iyo qaab dhismeed casri ah.
Najaar Construction & Real Estate
Waan naqshadeynaa. Waan dhisnaa.

RE-ADVERTISEMENT | INTERNSHIP OPPORTUNITIES📢 We’re Hiring Again!Due to continued interest, Najaar Construction & Real Es...
27/08/2026

RE-ADVERTISEMENT | INTERNSHIP OPPORTUNITIES
📢 We’re Hiring Again!

Due to continued interest, Najaar Construction & Real Estate is re-advertising the following internship opportunities:

🏗️ 1. Architecture Intern — 1 Position
🎥 2. Content Creator Intern — 1 Position

We are looking for motivated, creative, and eager-to-learn individuals who want to gain practical experience in a professional working environment.

📌 General Requirements:
• Currently pursuing or recently graduated in a related field
• Strong communication and teamwork skills
• Creative, motivated, and eager to learn
• Basic knowledge of relevant software and tools is an advantage

📅 Application Deadline: Saturday, 30 August 2026

📩 How to Apply: Send your CV and, if available, your portfolio or samples of your previous work.

📧 [email protected]
📞 61 9976967

WE’RE HIRING | Content Creator InternJoin Najaar Construction and Real Estate and become part of a creative team committ...
11/08/2026

WE’RE HIRING | Content Creator Intern
Join Najaar Construction and Real Estate and become part of a creative team committed to building a strong brand and delivering quality projects.
📍 Location: Mogadishu, Somalia
💼 Employment Type: Internship
👤 Position: 1
Key Responsibilities
✅ Create engaging content for social media platforms.
✅ Capture and edit photos and videos for company projects.
✅ Develop creative content ideas for marketing and brand promotion.
✅ Manage and publish content across social media platforms.
✅ Support the marketing team with digital campaigns and promotional materials.
Requirements
✔ Currently pursuing or recently graduated in Marketing, Communications, Media, Design, or a related field.
✔ Strong interest in content creation and social media.
✔ Basic knowledge of photo/video editing and content creation tools.
✔ Creative, motivated, and eager to learn.
✔ Good communication and storytelling skills.
✔ Ability to work independently and as part of a team.
📩 Apply Now: [email protected]
📞 Call/WhatsApp: 61 9976967
🗓 Application Deadline: 14 August 2026

Najaar Construction and Real EstateMaxaad nagu dooranaysaa?Nagu dooro si aan kuu tusno gurigaaga si virtual (2D & 3D) ah...
06/05/2026

Najaar Construction and Real Estate

Maxaad nagu dooranaysaa?

Nagu dooro si aan kuu tusno gurigaaga si virtual (2D & 3D) ah ka hor dhismaha.
Waxaad si cad u arki doontaa naqshadda, qaabka iyo faahfaahinta oo dhan.

✔️ Waxaan ku tusnaa fikraddaada kahor fulin
✔️ Waxaan u fulinaa sida saxda ah ee aan kuugu naqshadeynay

📞 Nala soo xiriir
WhatsApp: 61 9976967
✉️ Email: [email protected]

Address

Bakaaro
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Najaar Construction and Real Estate posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share