Gurmad media

Directions

Gurmad media Soomaliya Soomaali baa leh ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

02/11/2026

Waa mid kamid ah Askarta CXDS oo Quus kataagan Xaalada Deeganada KGS

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

02/11/2026

Cutob katirsan Ciidanka Amisom oo maanta iskaga Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

02/11/2026

Mooska Kabaxa wadanka Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Ayaa la Sheegay in laga laga Qaado Xanoono Halis ah

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

02/11/2026

Maanta iyo Dagamda Guraceel ugaaska Beesha Mariixaan

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

02/11/2026

Shukaansiga waa yihii h**e iyo midka maanta jira Dr Koofi

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

02/11/2026

Ciidanka Xooga Dalka Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

30/10/2026

CXDS ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด iyo Suul Saarka

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

26/10/2026

Waa Qatar weyn oo amniga Dalka ku soo korortay in kooxda Lafta Gareyn iyo kooxda AS ay isticmaalayaan Diyaaradaha drone ah, haddii Aw warkaan Sx nuqdo

Haddii warka hordhaca ah ee duqaynta dhacday ay fuliyeen AS ama kooxda Lafta Gareyn waa musiibo kale oo u baahan Xal iyo Wado Kale oo Cusob oo Dalka lago furay

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

25/10/2026

Dhuusamareeb - Xildhibaanada 11-ka beelood ee Galmudug daga, marka laga reebo kuwa beesha Cayr, waxaa la sheegay in inta kale in ay lacag ka qaateen hoggaamiyaha cusub.

Xildhibaanada beesha Cayr waa diideen inay lacag qaataan, iyagoo si cad u muujiyay in codkoodu uusan iib ahayn, waxayna hogaamiyaha ku dhaheen " Soo dhawoow " .

Haddaba, maxaa loogu Abaalgudi doonaa ?

Gurmad media like Sher ๐Ÿ‘

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gurmad media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share